Askari Mareykan ah oo lagu dilay gudaha Soomaaliya oo loogu magac darayo xarun lagu ….

Xildhibaano katirsan labada aqal ee dalka Mareykanka ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in xarun caafimaad loogu magac daro askari Mareykan ah oo lagu dilay Deegaanka Baar Sanguuni oo kuyaala duleedka magaalada Kismaayo. Martha McSally, iyo R-Ariz oo ka tirsan Aqalka sare ee Mareykanka iyo Andy Biggs oo isna katirsan aqalka hoose ee Mareykana ayaa … Continue reading Askari Mareykan ah oo lagu dilay gudaha Soomaaliya oo loogu magac darayo xarun lagu ….